Information in Somali

Fadlan ogsoonow xaalada isticmaal ee la xiriirta website kan.

Soomaali

Hababka Ammaanka, daryeelka, baxnaaninta iyo magdhawga ee Cafimaadka dadka ee shaqada. Maadooyinka looga hadlayo waxay kala yihiin:




Haddii aad u baahan tahay inaad qof kala hadasho arrimaha ku saabsan caafimaadka, ammaanka, magdhawga shaqaalaha iyo baxnaaninta ee luqada Soomaaliga waxaad wacdaa Xarunta Turjumaadda ee teleefoonkeedu yahay 8226 1990 waxaadna weydisataa in laguu waco Shirkadda Caymiska Shaqaalaha (Workcover) oo lamberkeedu yahay 13 18 55. Adeegaan turjumaadu waa kuu lacag la’aan.